Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

RW Rooble guddoomiyey shir xasaasi ah oo ka dhacay Villa Somalia (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shir ka dhacay xafiiskiisa Villa Somalia.

Waxaa shirkan ka qeyb galay xubno ka tirsan golaha Wasiirada iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan dowlada.

Shirkan waxaa looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin mashaariicda lagu horumarinayo arrimaha bulshada, iyadoo lagu soo bandhigay qorshaha la tacaalidda isbeddelka cimilada iyo dhismaha xarunta Qaran ee gurmadka deg degga ah.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Mareykanka oo si adag u beeniyay war kasoo baxay Puntland

Cabdi Cade

Taalibaan oo Shaacisay in ay hakisay Halista ISIS ayna xabsi ku gureen xubno badan

Cabdi Cade

NETHERLAND: Hay’adda Jamaal Foundation oo tababar soo xirtay (VIDEO NEWS)

admin
Taboola Ads ---