Doorashada labo ka mid ah kuraasta aqalka sare ee Hirshabelle ayaa caawa fiidnimadii ka bilaabatay Magaalada Jowhar ee Gobolka Sh/dhexe
Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabelle u kala codeynaya Illaa 9 musharax oo ku tartamaya labada kursi.
Kursiga hore waxaa ku tartamaya illaa afar musharax oo kala ah:-
1-Maxamed Amiin Shiikh Cusmaan
2-Daaha Muxyadiin Shiikh Daa’uud
3-Axmed Maxamed Cali (Afkacadeey)
4-Yusuf Macalin Xassan (Filadheere)
Kursiga labaad ee caawa waxaa ku tartamaya shan musharax oo kala ah:-
1-Cali Shacbaan Ibraahim
2-C/qaadir Xanafi Shiikh Bashiir
3-C/llaahi Axmed Tawaad
4-Caasho Xuseen Abuukar
5-Cabdalle Cabdi Xuseen.
La soco natiijada ka soo baxda Insha Allaah
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com