Doorashada kursiga 2aad ee xubnaha Aqalka Sare ku metelaya dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa goor dhow ka bilaabatay Magaalada Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka Hirshabelle ka dib markii la soo gebagebeeyey doorashada kursigii koowaad oo uu ku guulestay Senator Muuse Suudi Yalaxow
Kursiga labaad waxaa ku tartamaya
- Maxamed Cusmaan Dhega-Juun
- Nuur Maxamed Geedi (Canjeex)
Maxamed Cusmaan Dhega-Juun oo horey uga tirsanaa aqalka sare ayaa doonaya in mar kale loo doorto kursigan, iyadoo labada musharax ay ku kala bixi doonaan cod hal dheeri ah
La soco natiijada insha ALLAAH
https://youtu.be/HIi7RlKMJw0