Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Wareegto) Cali Guudlaawe oo xilkii ka qaaday taliyihii ciidanka Daraawiishta Hirshabelle

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilka ka qaaday Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Hirshabelle Gen. Cali Cabdi Salaan Axmed.

Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa sidoo kale u Magacaabay G/Sare Cali Idiris Cusmaan inuu noqdo taliyaha cusub e ciidanka daraawiishta Hirshabelle.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA CALI GUUDLAAWE

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

https://youtu.be/2BdBLTjguG8

Related posts

Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamanka Somalia oo ku geeriyooday Muqdisho

Caydiid Ali

Amiir Alhassan Adamu iyo xubno badan oo qoyskiisa katirsan oo la afduubtay

Cabdi Cade

Haweeney Sunta Libaaxa ku dishay seygeedii hore (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---