Wadahadalkii u dhaxeeyay Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble oo saacado badan qaatay ayaa goor dhow soo dhamaaday.
Ilo wareedyo ku dhow Madaxtooyada ayaa sheegaya in kulanka is afgarad laga gaaray, lana soo saarayo war murtiyeed, kaasoo haatan la wado diyaarintiisa.
War Murtiyeedkan ayaa lagu soo afjari doonaa qalalaasihii siyaasadeed ee maalmahan dalku galay, kaasoo gaaray heerkii ugu sareeyey, Soomaali badan ku abuuray walaac.
La soco wixii ku soo kordha..
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com