Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Akhriso) Qoraal xasaasi ah oo Fahad Yaasiin u diray Madaxweyne Farmaajo

Agaasimaha NISA Fahad Yaasiin ayaa warqad u diray Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullahi Farmaajo, taasoo uu uga dalbanayo inuu shir guddoominayo kulanka golaha amniga qaranka si uu ugu soo bandhigo warbixin la xariirta kiiska Ikraan Tahliil.

Allbanaadir Online ayaa heshay nuqul ka mid ah warqada Fahad Yaasiin u diray Farmaajo oo dadka wax falanqeeya ku tilmaameen xeelad cusub oo Rooble looga wareejinayo go’aaan ka gaarista kiiska Ikraan tahliil maadaama Golaha amniga uu gudoomiye u yahay Madaxweyne Farmaajo.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA FAHAD U DIRAY FARMAAJO

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Ku-simaha Raisul Wasaaraha oo soo dhoweeyey talaabo ay qaaday heyadda WFP (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Madaxweyne William Ruto oo xil cusub u magacaabay Uhuru Kenyatta

Caydiid Ali

Wasiir hore oo lagu eedeeyay in uu basaas ahaa oo saakay la Daldalay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---