Midowga Musharaxiinta ayaa War saxaafadeed ay soo saareen waxa ay uga hadleen dilka iyo afduubka loo geestay Ikran Tahliil oo katirsaneyd Hay,aada Nabad Sugida Soomaaliya.
Musharaxiinta ayaa ugu baaqay Ra’iisul Wasaare Rooble inuu qaado saddex tallaabo oo ay kamid yihiin in uu xilka ka qaado hogaanka sare ee Hay,adda Nisa sidoo kale kiiskan lagu sameeyo baaris caalami ah.