Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa ku wargaliyay hay’adaha Dowladda Federaalka Soomaaliya inay muddo bil ah oo ku eg 02/10/2021 ay ku soo diiwaan-galiyaan dhammaan heshiisyada la xiriira dhulka iyo guryaha oo ay galeen.
Xafiiska ayaa sidoo kale ku wargaliyay muwaadiniinta Soomaaliyeed inay hay’adaha Dowladda ka dalbadaan nuqullada heshiisyada laga diiwaangaliyay Xafiiska Hantidhawrka Guud.
Hoos ka akhriso qoraalka hanti dhowrka
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com