Allbanaadir.com
NEWS

Golaha Siyaasiyiinta Somaliland oo kahor yimid Habraacii ay soo saareen Golaha Wadatashiga

Golaha Siyaasiyiinta Somaliland ee uu hoggaamiyo Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa kahor yimid habraacii doorashada ay soo saareen Golaha Wadatashiga Qaran ee dhawaan ku shiray Muqdisho.

Qoraal kasoo baxay siyaasiyiintan Somaliland garabka Cabdi Xaashi ayey uga soo horjeesteen qaabka Golaha Wadatashiga Qaran u wajaheen doorashada Kuraasta labada Aqal ee Somaliland.

Waxa ay sidoo kale sheegeen Siyaasiyiintan in Guddiga doorashada Somaliland ee SEIT uu u kala qeybsan yahay uuna leeyahay labo guddoon ayna suurto gal aheyn iyada oon la xalin khilaafkaasi in doorasho la qabto.

Halkan ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Siyaasiyiinta Somaliland

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Sabab yaab leh oo lagu sheegay xayiraadii duulimaadyada Kismaayo & dagaalka Al shabab oo lakordhin doono !!

admin

Maraykanka oo qaaday talaabo ka dhan ah weerarka Ruushku la damacsan yahay Ukrine

Caydiid Ali

Madaxweyne Trump oo ka hadlay sida Xaalkiisu yahay isaga oo Daal ka muuqdo (Daawo Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---