Wasaarada Amniga dowlad goboleedka Jubbaland ayaa qoraal ay soo saartay ku mamnuucday in magaalada Kismaayo ay hub ku dhax qaataan cid aan aheyn ciidamada amaanka magaalada u xilsaaran.
Qoraalkan ayaa si gaar ah loogu sheegay musharaxiinta u taagan kamid noqoshada Baarlamaanka Soomaaliya iyo ergooyinka Xildhibaanada dooranaya in ay hub ku dhax qaataan magaalada Kismaayo.
Halkan ka Akhriso Amarka kasoo baxay Wasaarada AMniga Jubbaland
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com