Allbanaadir.com
NEWS

Bushaaro Muhiim ah oo loo hayo Qurbo joogta Soomaaliyeed

Bushaaro bushaaro walaalkayga qurbajooga ahow baro quraanka Kariimka iyo Culuum kale oo muhiim ah adiga oo gurigaaga jooga ama xafiiskaga/adiga iyo caruurtaduba

Madarasada xifdul quraan online waxay ugu bushaaraynaysaa dadwaynaha jecel barashada quraanka kariimka inay kuu bilawday fasalo cusub, si aad uga barato quraanka kariimka ah habka online ka ah adigoo gurigaaga jooga.
Galaasyaduna waxay kala yihiin:
1) Hingaad bilow ah
2) Quraan bilow iyo dhexdhexaad ah
3) Tafsiir bilow iyo dhexdhexaad ah
4) Axkaaam
5)tawxiid iyo tajwiidka quraanka
6)axaadiista rasuulka SCW
7)Sirada rasuulka SCW
Hadaba wixii faahfaahin ah kala xidhiidh skype
cinwaankiisu yahay : xiftul.quran.skype
 

Ama free viber/whatsAPP/imo;00252634414424

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Xaaf oo ka hadlay doorashada maanta lagu qabanayo Dhuusamareeb, kuna tilmaamay..

Caydiid Ali

Maraykanka oo dilay Qasim Al-Raymi & Madaxweyne Trump oo ka hadlay (Sawirro)

Caydiid Ali

Somaliland oo codsi ka dhan ah dowladda Soomaaliya u dirtay Deeq bixiyaasha Caalamka

Cabdi Cade
Taboola Ads ---