Allbanaadir.com
NEWSPUNTLAND

Madaxweyne Deni oo kulan is barasho ah la yeeshay Magatte Guisse (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay Wakiilka cusub ee Hay’adda Qaxootiga Adduunka UNHCR usoo magacowday Soomaaliya Magatte Guisse iyo Wafdi uu hoggaaminayo.

Kulanka oo ahaa isbarasho iyo is xogwarwysi ayaa looga hadlay xaaladda Qaxootiga ku nool Puntland, dadka dalka gudihiisa ku barakacay iyo horumarinta Mashaariicda UNHCR ka wado Puntland.

Wakiilkan cusub ayaa la filayaa in uu si rasmi ah u shaqo bilaabo, waxa uu sidoo kale Mahatte booqasho ku tagi doonaa magaalooyin kale oo kuyaala Soomaaliya.

 

Related posts

Dibed-bax weyn oo Muqdisho laga qaban-qaabinayo & Maamulada degmooyinka oo la wargeliyey

Caydiid Ali

Al Shabaab oo gacanta ku dhigtay Diyaarad kusoo dhacday deegaan ay maamulaan

Cabdi Cade

Madaxweyne Biden & Netanyahu oo mar kale isku maan dhaafay arrimaha dagaalka Gaza

Caydiid Ali
Taboola Ads ---