Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Ra’iisul Wasaare Rooble oo booqday xarunta Safaarada Somalia ee Qaahira (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday xarunta Safaaradda JFS ee magaalada Qaahira.

Rooble ayaa halkaas kula kulmay xubno ka tirsan Jaaliyada Soomaalida ee ku dhaqan dalkaas

Sidoo kale, Raisul wasaaraha ayaa safiirka iyo howlwadeennada safaaradda ku dhiirigelyay xoojinta howsha ay qaranka u hayaan, ayna si wanaagsan ugu adeegaan bulshada Soomaalida ee dalkaas ku dhaqan

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa sidoo kale xarigga ka jaray qeybo ka mid ah dhismaha safaaradda oo dib u dhis lagu sameeyay.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Dilal goordhaw ka dhacay Muqdisho iyo Faah Faahino kasoo baxaya

Cabdi Cade

Madaxweyne Trump oo eedeyn kulul u jeediyey shirkadda Google

Caydiid Ali

Kulan aan Caadi aheyn oo maanta ka dhacay Xarunta Gobolka Banaadir (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---