War saxaafadeed ka soo baxay Xubno ka tirsan Guddiga Hirgelinta Doorashada heer Federaal ayaa lagu sheegay inaan la isku raacsaneyn habraacii maanta ka soo baxay Guddiga doorashada, iyadoo arrintan ay ka dhigan tahay khilaaf cusub oo ka dhex dilaacay guddigan oo ah kan ugu sareeya doorashada dalka
Warar soo baxaya ayaa Sidoo kale, waxaa habraacan diidan Guddiyada doorashada heer Dowlad Goboleed ee SEIT.
Guddoomiyaha Guddiga doorashada heer Federaal iyo xubno ka tirsan guddiga ayaa ku madax adeegay inay habraacan soo saaraan, ka shirka ay u balansan yihiin Golaha Wadatashiga Qaranka sida wararku sheegayaan.
HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA LOOGA SOO HORJEEDO HABRAACA LA SOO SAARAY
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com