Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa war ka soo saaray natiijada doorashada Aqalka Sare ee ka dhacday magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Garoowe.
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinaka Heer Federaal, Mudane Maxamed Xasan Cirro ayaa sheegay in inkastoo doorashooyinku ku qabsoomeen qaab sharciga waafaqsan ay haddana jeclaan lahaayeen in la tartamo lana yareeyo tanaasulka,
“Run ahaantii, Guddiyadda Doorashooyinka ee labada heer waxay diyaar u ahaayeen welina u yihiin gudashada waajibkooda Qaran ee ka saaran Doorashooyinka dalka Waan jeclaan lahayn in latartamo oo tanaasul la’aan ay codeyntu udhacdo, hasa ahaatee waan soo dhaweynayaa in natiijada si sharciga waafaqsan ku soo baxday” ayuu yiri gudoomiye Ciro.
Waa tallaabo ammaan mudan sida uu qoondada haweenka xil isaga saarey hogaanka Galmudug” ayuu yiri Mudane Cirro.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA OO DHAMEYSTIRAN..
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com