Allbanaadir.com
GALMUDUGNEWS

(Akhriso) Guddiga doorashada Aqalka sare ee Galmudug oo soo saaray Habraac nooc cusub ah

Guddiga Doorashada Aqalka sare ee Baarlamaamka Galmudug ayaa kulan ay yeesheen kadib soo saaray Habraaca Doorashada xubnaha Aqalka sare

Habraacan doorasho ee uu soo saaray Baarlamaanka Galmudug ayaa ka duwan hababkii ay u dhaceen doorashooyinkii maamulada qaar.

Qodobka ugu culus ee habraacan ayaa leh “Haddii musharax uu u tanaasulo, waxaa qasab ku ah musharaxa soo haray in sanduuqa/cod qarsoodi ah loogu codeeyo oo hadii uu waayo 50+1 tirada guud ee Baarlamaanka Galmudug loo celiyo Madaxwaynaha mar kale.

Arintan ayaa ka dhigan in malxiis tanaasuley aan looga hareynin oo cod gacan taag ah aan la sameyneyn taas beddelkeedna codbixin qarsoodi ah loo sameeyo musharaxa soo haray taasoo ku xiran inuu soo baxo.

HOOS KA AKHRISO

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

 

Related posts

Qoorqoor oo kulan la qaatay Wasiiro iyo Saraakiil ka tirsan Galmudug (Sawirro)

Caydiid Ali

Faahfaahin: Hoobiyeyaal xalay saqdii dhex ku dhacay qeybo ka mid ah Muqdisho

Caydiid Ali

Daawo:-Qorshe ka dhan ah Villa Somalia oo socda & Axmed Madoobe oo cadaadis lagu hayo

Caydiid Ali
Taboola Ads ---