Allbanaadir.com
GALMUDUGNEWS

Xiliga ay dhaceyso Doorashada Xubnaha Aqalka Sare ku matalaya Galmudug oo la shaaciyay

Guddiga Doorashada Heer dowlad Goboleed Galmudug ayaa soo saaray jadwalka doorashada Xubnaha Aqalka Sare ku matali doona Galmudug ,kadib markii Madaxweyne Qoor Qoor shaaciyay liiska musharaxiinta tartameysa.

Qoraalka kasoo baxay guddiga doorashada Galmudug ayaa lagu shaaciyay in maanta oo arbaca ah la diiwaan galinayo musharaxiinta u tartameysa Aqalka Sare halka beri oo khamiis ah ay dhaceyso Doorashada Aqalka Sare.

Musharaxiinta u taagan kamid noqoshada Aqalka Sare ayaa ah kuwa la hubo in lasoo dooran doono iyo xubno kale ay malxiis ahaan u keensadeen, waxaana hadaba lasii ogyahay 6-da xubnood ee beri dooran doonaan Baarlamanaka Galmudug.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Benjamin Netanyahu oo isaga oo xafiiska fadhiya Dacwado kala duwan lagu soo oogay

Cabdi Cade

Axmed Madoobe oo shaaciyay hal arin ay isaga mid yihiin Dowlada Federaalka iyo Al Shabaab

Cabdi Cade

Axmed Madoobe oo Damacsan Fishilinta Qorshe ay wado dowlada federaalka

Cabdi Cade
Taboola Ads ---