Allbanaadir.com
GALMUDUGNEWS

Madaxweyne Qoor Qoor oo shaaciyey liiska Musharaxiinta aqalka sare ku metelaya Galmudug (Magacyada)

Madaxweynaha Galmudug ayaa shaaciyey 6 ka mid ah liiska musharaxiinta ku tartamaya 8 kursi oo ay Galmudug ku leedahay Aqalka Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyadoo Galmudug noqoneysa dowlad goboleedkii 4aad ee ku dhawaaqa musharaxiinta aqalka sare

Labada Kursi ee dhiman ayaa ku kala fadhiya Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid iyo Cabdi waxiid Goonjeex waxaana la sheegay Labadaas Kursi ay isku hayaan Beelaha u tartamaya kuraastaas .

HOOS  KA AKHRISO LIISKA

Related posts

Muxuu taliyaha cusub ee Booliska ku soo arkay xarunta CID?

Caydiid Ali

Dhaqtar Hindi ah oo Daweenaya Dhalmo la’aanta raga iyo cuduro kale oo Kalkaal Hospital Imaanaya

Cabdi Cade

Kismaayo: Dhiiga Qubanaya Qareen iyo Qaran Ma Leeyahay !! ?

Cabdi Cade
Taboola Ads ---