Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Guddiga Doorashada Aqalka sare ee Baarlamanka Galmudug oo gudoon cusub doortay (Sawirro)

Kulankii ugu Horeeyey oo ay yeeshaan Xubnaha Gudiga Doorashoyinka Aqalka sare ee Baarlamaanka Galmudug ayaa laguĀ  doortay Gudoon cusub.

Guddiga ayaa Gudoomiye u doortay Xildhibaan Cabdiwahaab Maxamed Axmed, halka Gudoomiye xigeenka loo doortay Xildhibaan Cabdirixiin Axmed Cigaal.

Sidoo kale, xoghaya Guddiga ayaa loo doortay Xildhibaan Yaasiin Maxamed Cabdiraxmaan.

Talaabadan ayaa ku soo aadeysa xili Madaxweyne Qoor-qoor weli lag sugayo musharaxiinta Galmudug ku metelaya aqalka sare.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

 

Related posts

Booliska Jubbaland oo gacanta ku dhigay rag ku eedeysan..

Caydiid Ali

War culus: Soomaaliya oo loogu deeqay ku dhowaad hal bilyan oo dollar

Caydiid Ali

Walaac cusub oo Ahlu sunna ka soo wajahay Doorashada Maamulka Galmudug

admin
Taboola Ads ---