Allbanaadir.com
NEWSPUNTLAND

(Akhriso) Gudiga doorashada Puntland oo codsi qoraal ah u diray Madaxweyne Deni

Guddiga Maamulka doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Puntland ayaa Madaxweynaha Maamulkaasi Saciid Cabdulaahi Dani ka codsaday in uu soo gudbiyo liiska xubnaha musharaxiinta aqalka sare .

Deni ayaa ka mid ah sadex Madaxweyne goboleed oo illaa hadda aan soo gudbinin liiska musharaxiinta aqalka Sare.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Jimciyadda SOHEDA ayaa soo bandhgitay 100 arday oo waxbrashadooda ka faala qaaday Hormuud Salaam Foundation (Sawirro)

Cabdi Cade

Nin Dilay Xaaskiisa iyo nin kale oo saakay Xukun dil ah lagu fuliyay (Daawo Sawirro)

Cabdi Cade

Masuuliyiin tagtay Ceeldheer kaddib weerarkii Al Shabaab shalay ku qaadeen (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---