Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta soo saaray liiska qaar kamid ah musharaxiinta u tartameysa Aqalka Sare Baarlamaanka Soomaaliya.
Musharaxiinta uu Madaxweynaha Koonfur Galbeed soo saaray ayaa gaaraya ilaa 10 Musharax oo ku tartamaya shan kamid ah kuraasta Aqalka sare ku mataya dowlad Goboleedka Jubbaland.