Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Muxuu Cali Guudlaawe kala hadlay Guddiga Doorashada Hirshabelle? (Sawirro)

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Hussein  ayaa maanta kulan la qaatay Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka ee Hirshabelle.

“Waxaan maanta kulan la qaatay Gudiga Hirgalinta Doorashooyinka ee Hirshabeelle oo aan kala hadlay Dardargalinta howlaha shaqo ee loo igmaday iyadoo maalmaha soo socda tagi doona Magaalada Jowhar ee caasimada Dowlada Hirshabeelle” ayuu intaas ku daray Cali Guudlaawe.

Madaxweynaha ayaa Guddiga kala hadlay Dardargalinta howlaha shaqo ee loo igmaday iyadoo maalmaha soo socda tagi doona Caasimada Dowlada Hirshabelle ee Jowhar.

Madaxweynaha ayaa kula dardaarmay Gudiga dadajinta howlaha doorashooyinka iyo inay si cadaaalad ah u maamulaan howlaha doorashada.

Waxaan kula dardaarmay Gudiga dadajinta howlaha doorashooyinka iyo inay si cadaaalad ah u maamulaan Arrimaha doorashada. Waxaana u rajeeynayaa in ay ka soo baxaan shaqada hortaala allane u fududeeyo howshaas.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Labada Aqal oo maanta qaaday tallaabo gogol xaar u ah doorasho qof iyo cod ah

Cabdi Cade

Xukun adag oo lagu riday Ciidamo katirsan Milatariga oo aag dagaal kasoo baxay (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade

Mustaf Dhuxulow: “Farmaajo & Fahad Yaasiin waxay go’aansadeen inay sharciga ku tuntaan”

Caydiid Ali
Taboola Ads ---