Xafiiska hantidhowrka guud ee Qaranka ayaa Wasiirka maaliyadda Soomaaliya faray inuu hakiyo lacagta boqolleyda ah ee la siiyo hey’ado ka mid yihiin, Rugta Ganacsiga Soomaaliya iyo Bangiga horumarinta ganacsiga Soomaaliya, lana dhimo lacagta Wasaaraddu siiso Bankiga Dhexe maamulka gobolka Banaadir.
Talaabadan ayaa lagu sheegay in looga gol leeyahay sidii loo beekhaamin lahaa dhaqaalaha yar ee dowlada soo gala, maadaama lagu jiro xili kala guur ah.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA O FAAHFAAHSAN
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com