Gudoomiyaha baarlamaanka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Amb Cali Saciid Fiqi ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay Xildhibaanada qaban qaabinaya doorashada Xubnaha aqalka sare ee kumatalaya Koonfur Galbeed .
Wareegtada kasoo baxday Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa lagu magacaabay 11-Xildhibaan oo ka shaqeenaya qaban qaabada iyo diyaarinta doorashada xubnaha aqalka sare ee dooranayaan Baarlamaanka Koonfur Galbeed.
Halkan ka Akhriso Wareegtada magacaabista xubnahan
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com