Allbanaadir.com
NEWS

Habraaca Doorashada Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka oo lasoo saaray (Akhriso)

Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer federaal ayaa soo saaray habraaca doorashada Aqalka sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya iyo shuruudaha laga doonayo musharaxiinta u tartameysa kuraasta aqalka sare.

Qoraalka ay soo saareen guddiga hirgalinta doorashooyinka ayaa lagu soo bandhigay shuruudaha laga doonayo xubnaha aqalka sare ay kamid yihiin, in uu yahay muwaadin Soomaaliyeed, in Dhimirkiisu dhan yahay iyo in da’diisu aysan ka yarayn 25 sano.

Halkan ka akhriso Habraaca Doorashada Aqalka sare

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Wasiirkii hore ee amniga Somalia oo ku guuleystay doorashada kursiga HOP011

Caydiid Ali

Madaxweyne Caan ah oo Madaxiisa la dul dhigay lacag gaareysa 15 milyan oo doolar 

Cabdi Cade

Muhaajiriin badan oo kusii jeeday Yurub oo geeriyooday iyo kuwa la bad baadiyay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---