Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo War-saxaafadeed soo saaray (Akhriso)

Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa  soo saaray War-saxaafadeed ku aadan munaasabada ciidul-adxaa oo ku beegan maanta.

Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambayo ku aadan ciidul-adxaa.

“Hambalyo diirran oo ku aaddan Ciidul Adxaa ayaa idin kaga imaanaysa bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya,” ayuu yiri James Swan, Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya.

“Waxaan dadka Soomaaliyeed kala qayb qaadanaynaa xuska maalintan, iyo rajadooda ku aadan dib u heshiisiinta, naxariista, midnimada iyo nabadda. “Ciid Wanaagsan”

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Imaam Masaajid oo lagu dilay magaalada Muqdisho iyo Faah Faahino kasoo baxaya

Cabdi Cade

Madaxweyne Trump oo eedeymo kulul u jeediyey Tedros Adhanom & hey’adiisa WHO

Caydiid Ali

Wiil uu dhalay Ahmed Shah Massoud oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Taalibaan

Cabdi Cade
Taboola Ads ---