Midowga Musharixiinta ayaa walaac xoog leh ka muujiyay in doorasho xor iyo xalaal ah oo ku qabsoonto waqtigii loo asteeyey ay ka dhacdo dalka.
Arrintan ayey sabab uga dhigeen qodobo dhowr ah oo ay ka mid yihin inaan weli la xalin khilaafaadkii taagnaa iyo ifafaaloyinka muuqda ee khuseeya arrimihii ugu waa weynaa ee ahaa caqabadaha horyaala doorashooyinka Dalka.
Sidoo kale Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa sheegay inay k welwelsan yihiin faragelin uu ku haayo habsami u socodka doorashada Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Hoos ka akhriso War-saxaafadeeedka oo dhameystiran
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com