Guddiga doorashooyinka Jubbaland, ayaa soo saaray qodobo dhowr ah, waxayna baarlamaanka Jubbaland ugu baaqeen inay magacaabaan guddiga doorashada aqalka sare oo ah doorashada ugu soo horaysa ee dhawaan bilaabanaysa.
Guddiga aya sheegay in doorashada xubnaha aqalka sare ee dalka la qaban doono xiligii loogu talo galay oo ah 25-ka bishan July inkastoo ay jirto cabsi laga qabo iney dib u dhacdo.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com