Allbanaadir.com
NEWS

(Sawirro) Cali Guudaale oo la kulmay Maamulka Shirkada dhiseysa Laamiga Muqdisho & Jowhar

Madaxweynaha Dowladda Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Maamulka shirkada ku howlan dhismaha wadada laamiga ah ee Muqdisho iyo Jowhar.

Madaxweynaha ayaa Masuuliyiinta shirkada ka dhageystay warbixinta dhismaha wadada laamiga ah halka uu marayo goorta la filayo in lasoo gaba-gabeeyo.

Madaxweynaha ayaa ugu dambeyn uga mahadceliyay dadaalka iyo dardargelintooda dhismaha wadada, isagoo u rajeeyay in muddo kooban kusoo dhameeyaan dhismaha laamiga xiriiriya Magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar.

Related posts

Booliis qabtay Daroogo halis ah oo meel lama filaan ah lagu soo qariyay

Cabdi Cade

War Cusub oo kasoo kordhay Weerarkii Hotel Afrik iyo Janan oo sir culus banaanka keenay

Cabdi Cade

Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed oo la kulmay Mukhtaar Roobow (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---