Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Puntland oo War ka soo saartay khilaafka hareeyey Baarlamaanka Maamulkaas

Muran ayaa ka taagan baarlamanka Puntalnd, kadib markii dhawaan la meel mariyay xeer hoosaadka baarlamanka kaasoo qodobbada qaarkood ay diideen xildhibaanada qaarkood ay sheegeen iney dastuurka ka hor imaanayaan.

Xildhibaanada Puntland ayaa shaley loo qeybiyay xeer hoosaadka golaha kadib markii 4-tii bisha uu baarlamaanka ansixiyay xeer hoosaadka cusub.

Mid ka mid ah qodobada uu muranka ka taaganyahay ee xeer hoosaadka cusub ayaa ah xaasanadda looga qaadi karo xildhibaanka 44 cod xildhibaanada, guddoonka , iyo waliba madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa.

“Golaha wakiillada Dowlad Goboleedka Puntland ayaa sheegay inuu golaha yahay hay’ad dastuuri ah oo madax bannaan oo leh xeer hoosaad u gaar ah oo ay ku shaqeyso” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay gudoonka baarlamanka Puntland oo sidan hoose u qornaa.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Saraakiil ciidan oo Dacwad ka gudbiyay Donald Trump Maxkamadna la koraya

Cabdi Cade

Daawo Muuqaal “Heshiiska Theresa May oo la diiday iyo Sida ay u codeeyeen Xildhibaanada UK !! (Taariikhda doorashada Uk ee Caawa)

admin

Nin dadka dilaya xilli ay hurdaan iyo baadigoob loogu jiro soo qabashadiisa (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---