Allbanaadir.com
HIRSHABELLENEWS

Janaraal Odawaa oo kormeeray fariisimo ciidan oo kuyaala Buulo-burde (Sawirro)

Taliyaha Ciidanka xoogga Soomaaliyeed sarreeye guuto Odowaa Yuusuf Raage oo booqasho ku jooga degmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan ayaa  ayaa kormeeray fariisimaha hore ee ciidanka ay ku leeyihiin duleedka degmadaasi.

Janaraal Odawaa Yuusuf Raage oo ay wehliyeen Taliyaha Qeybta 27-aad Jenaraal Axmed Maxamed Tareedisho iyo saraakiil kale ayaa tagay goobaha ay ciidanka ka joogaan duleedka Buulo-burde halkaas ay ka ilaaliyaan degmada.

Taliyaha ayaana warbixin ka dhageestay saraakiisha ciidanka xooga Soomaaliyeed ee ku sugan duleedka degmada Buulo-burde, waxa uuna ku amaanay sida ay mar walbo diyaarka ugu yihiin difaaca dadkooda.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Buundo nuuc cusub loo dhisayo oo maanta laga dhagax dhigay Muqdisho (Sawirro)

Cabdi Cade

Ra’iisul Wasaare Khayre & Guddomiye Mursal oo caawa dalka ku soo laabtay (Sawirro)

Caydiid Ali

DEG DEG: Isimada Puntland oo dagaalkii Boosaaso ka soo saaray go’aano dhabar jab ku ah Deni

Caydiid Ali
Taboola Ads ---