Allbanaadir.com
HIRSHABELLENEWS

Cali Guudlaawe oo la kulmay Qaar kamid ah Xubnaha Guddiga Doorashooyinka (Sawirro)

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Ali Gudlawe Hussein ayaa maanta kulan qado sharaf ah la qaatay gudiyada Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed heer Federaal iyo xalinta khilaafaadka ee Hirshabeelle.
 
Madaxweynaha oo kulankaan ay ku wehliyeen Gudoomiye Ku Xigeenka 2aad ee Baarlamaanka Mudane Mahad Xasan Cusmaan Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Wasiiru dowlaha Wasaarada Qorsheynta.
 
Madaxweynaha ayaa gudiyada kala duwan ee Doorashooyinka kula dardaarmay inay ka shaqeeyaan cadaaladda oo ay qabtaan doorasho xur iyo xalaal ah oo jawi nabdoon ku dhacda, isagoo uga mahadceliyay dadaalka iyo sida ay uga go’an tahay gudashada masuuliyada adag ee dusha ka saaran.
 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Ciidamada Xoogga dalka oo degaano cusub kala wareegay Al-Shabaab

Caydiid Ali

Xukuumada Somalia oo amar ka soo saartay xaruntii hore ee Isbitaalka Deva (Sawirro)

Caydiid Ali

Burcad lagu eedeeyey iney dhac geysteen oo la aasay iyagoo nool (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---