WAR-SAXAAFADEED:
Dowladda Puntland kama mid aha, mana aqoonsana, Wakiilna kuma laha isla markaana qayb kama ahayn aasaaskii Hay’adda Shidaalka Soomaaliya (Somali Patroleum Authority).
Dowladda Puntland ma aqoonsana dhammaan Heshiisyadii ay galeen iyo Soo-jeedimaha Hay’adda Shidaalka Soomaaliya (SPA).
Dowladda Federaalka Soomaaliya maadaama uu wakhtiga uga eekaa 8, Febraayo 2021. hadda oo ay xil gaarsiin uun yihiin awood uma laha in ay heshiisyo caalami ah galaan.
Dowladda Puntland waxay u soo jeedinaysaa Shirkadaha danaynaya qaadashada Shatiyada Hydrocarbon-ka Soomaaliya in ay sugaan inta dalku doorashada ka baxayo, oo ay dowlad cusub imanayso, waayo iyada ayaa awood u leh oo laga raba in ay ka shaqeyso maamulka kheyraadka si heshiis lagu wada yahay.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA PUNTLANDÂ OO ENGLISH KU QORAN:-
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.comÂ