Allbanaadir.com
GALMUDUGNEWS

Qoorqoor iyo wafdi la socday oo ka degay Magaalada Gaalkacyo (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug Mudane Ahmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Galabta gaaray Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.

Qoor-qoor iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka dayuuradaha Gaalkacyo ku soo dhoweeyey madaxda maamulka gobolka, kan degmada iyo qeybaha bushada

Wafdiga Qoor-qoor iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka dayuuradaha ayaa ka ambabaxay maanta Magaalada Muqdisho halkaasoo ay kaga qeyb galeen shirkii Golaha wadatashiga oo laga soo saaray Jadwalka doorashada.

Lama oga ujeedada safarka Qoor-qoor ku tagay magaalada Gaalkacyo, Maamulka Galmudugna wax faahfaahin kama bixin.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Nabadoon caan ah oo ah la dilay iyo Madaxweyne Cali Guudlaawe oo ka hadlay

Caydiid Ali

Qarax Khasaaro dhimasho sababay oo ka dhacay Dhuusomareeb iyo Faah faahino kasoo baxaya

Cabdi Cade

Somaliland oo shaacisay in weerar maanta kusoo qaadeen Ciidamo katirsan Puntland

Cabdi Cade
Taboola Ads ---