Qoraal kasoo baxay Wasaarada Shaqada iyo arimaha Bulshada Xukuumada Soomaaliya ayaa lagu fasaxay dhamaan shaqaalaha hay’adaha kala duwan ee dowlada maalinta beri oo ku beegan 1-da bisha Luulyo oo ah maalintii xurnimada qaadatay Soomaaliya.
Wasaarada Shaqada iyo arimaha Bulshada ayaana sheegtay in maalinta beri ay tahay maalin Qaran oo fasax iyo nasiino leeyihiin shaqaalaha dowlada Soomaaliya iyo shaqaalaha gaarka ah.
Halkan ka Akhriso Qoraalka Wasaarada kasoo baxay
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com
https://youtu.be/uHYqzHrKrDk