War-saxaafadeed ay soo saartay Dowladda Soomaaliya ayay ku bogaadisay iska caabinta Shacabka iyo Maamulka Degmada Wisil oo ka hortagay duullaan qorsheysan oo ay Al-shabaab ku dooneysay inay ku qabsato Degmada.
“Dowladda Fedaraalka Soomaaliya waxa ay si adag u cambaareyneysaa weerarkaasi argagixiso, islamarahaantaana tacsi tiiraanyo leh u direysaa ehallada dadkii ku dhintay dagaalka saakay waaberigii Nabad-diidka Alshabaab ku soo qaadeen deegaankaasi” ayaa lagu yiri War-saxaafadeedka oo sidan hoose u qornaa:-
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com