Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Cali Guudlaawe oo xilka ka qaaday Wasiir ka tirsanaa Maamulka Hirshabelle (Akhriso)

Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa caawa xilkii ka qaaday Wasiir Ku Xigeenkii Wasaarada Amniga Dowladda Hirshabelle Xasan Maxamed Cilmi.

Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweyne Guudlaawe ayaa lagu ansixiyey xilka qaadistan lama cadeynin sababta ka dambeysa talaabadan balse waxaa baraha bulshada illaa shalay wareegayey dad shacab ah oo ka cabanaya in wasiirku dhac u geystay.

Laguma magacaabin wareegtada masuulkii bedeli lahaa  xilka laga qaaday Wasiir Ku Xigeenkii Wasaarada Amniga Dowladda Hirshabelle Xasan Maxamed Cilmi.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Iska hor imaad xoogan oo goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho

Cabdi Cade

Mareykanka oo soo saaraya amarro culus oo dhanka dadka Tahriinka ku galaya

Cabdi Cade

Yemen oo qabuuro u noqotay dayuuradaha Mareykanka

Caydiid Ali
Taboola Ads ---