Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Maxaa looga hadlay kulankii Golaha Wasiirada Xukuumada Somalia? (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo looga hadlay Xaaladda amniga dalka.

Waxaa kulankaas lagu dhageystay warbixinno ku saabsan Amniga dalka, Caabuqa COVID-19, Gurmadka Abaaraha iyo Fatahaadaha ka jira dalka qeybo ka mid ah.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa ku dardaarmay in la dar dargeliyo xoojinta amniga, isla markaana gurmad dhinac waliba leh la gaarsiiyo dadkii uu saameyay fatahaadda Webiga Shabeelle ee Jowhar ku nool.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Qadar oo maanta dowlada Soomaaliya ku wareejisay Basas (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade

Dal Afrikan ah oo dadkiisa lacag la’aan uga dhigaya Korontada iyo biyaha ay isticmaalaan

Cabdi Cade

Tirada Suxufiyiinta sanadkan gebagebada maraya lagu dilay caalamka oo la shaaciyey

Caydiid Ali
Taboola Ads ---