Qiimeyntan oo ay sameysay hay’adda sahminta dhaqaalaha ee lo soo gaabiyo (EIU) ayaa lagu soo bandhigay tobanka magaalo ee aduunka ugu nolosha fiican iyo sidoo kale tobanka magaalo ee Aduunka ugu nolosha xun.
Hay’adda EIU ayaa qiimeyn ku sameesay 140 magaalo oo daafaha dunida kuyaala , waxaana magaalooyinkan si gaar ah loogu qiimeeyay arrimo ay ka mid yihiin xasiloonida, kaabayaasha dhaqaalaha, waxbarashada iyo helitaanka daryeelka caafimaadka.
Magaalada Auckland ee dalka New Zealand ayaa sanadkan loo aqoonsaday magaalada ugu wanaagsan dhinaca nolosha magaalooyinka caalamka, halka magaalada Caracas, ee caasimada Venezuela hogaamineyso magaalada ugu nolosha xun caalamka.
Halkan ka Akhriso Magacyada 10-ka Magaaalo ee ugu Nolosha fiican Dunida
Auckland, New Zealand
Osaka, Japan
Adelaide, Australia
Wellington, New Zealand
Tokyo, Japan
Perth, Australia
Zurich, Switzerland
Geneva, Switzerland
Melbourne, Australia
Brisbane, Australia
Liiska 10-ka Magaalo ee ugu nolosha Xun Caalamka
Damascus, Syria
Lagos, Nigeria
Port Moresby, PNG
Dhaka, Bangladesh
Algiers, Algeria
Tripoli, Libya
Karachi, Pakistan
Harare, Zimbabwe
Douala, Cameroon
Caracas, Venezuela
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com
https://youtu.be/zJjlSUxDQJ0