Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi Sare oo Farsamo oo ka taageeraya Xafiiskiisa arrimaha doorashooyinka.
Guddigan oo ka kooban 7 xubnood ayaa xafiiska Rooble ka taageeraya isku xirka dhammaan howlaha doorashooyinka ee hey’adaha ku shaqada leh, sida Beesha Caalamka, Golaha Wadatashiga Qaran iyo Guddiyada kale ee doorashooyinka heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed.
Halkan ka akhriso magacyada Guddigan