Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay caasimadda Ethiopia magaalada Addis ababa.
Waxaa garoonka dayuuradaha Pole ee magaalada Addis ababa ku soo dhoweeyey raisul wasaaraha Itoobiya abiy Ahmed iyo masuuliyiin kale.
Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa magaalada addis ababa kaga galay xaflada bixinta liisanka shirkada Isgaarsiinta Safaricom PLC.
Madaxweyne Kenyatta iyo Raiisul Wasaaraha Ethiopia Abi Ahmed waxay ka wadli doonaan xiriirka laba dal iyo gobolka Geeska Afrika.
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com