Maamulka Puntland ayaa sheegay inuu joojiyay Imtixaanaadka Somaliland.
Wasaaradda Waxbarashada Puntland ayaa Waxay farriin u dirtay dhammaan maamulka, Macalimiinta iyo Mas’uuliyiinta Gobollada Sanaag iyo Haylaan si ay u joojiyaan in imtixaanka Somaliland la geeyo.
Gobolada Sanaag iyo Heylaan ayaa ka mid ah degaanada maamulkooda ay muransan yihiin maamulada Somaliland iyo Puntland oo mid walba uu sheeganayo
Hoos ka akhriso qoraalka Pimtland