Taliyaha ciidanka ilaalada xeebaha ee maamulka Hirshabeelle Col. Cusmaan Xaadoole ayaa diginin u diray Maraakiibta Kalluumeysi ee shisheeye iyo kuwa wata calanka Soomaaliya ee aan heysan ruqsada Maamulka.
Qoraal ka soo baxay taliye Xaadoole ayaa lagu sheegay in tallaabo sharci ah laga qaadi doono Markab kasta oo isku daya ama ku howlan kalluumeysiga sharci darada ah.
HOOS KA AKHRISO QORAALKOODA XAADOOLE
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com