Allbanaadir.com
NEWSPUNTLAND

Madaxweyne Deni oo dhagax dhigay Dhismaha Wadooyin ay ku jiraan 30-ka & Wadajir (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni , ayaa maanta dhaggax dhigay dhismaha shan waddo oo laami ah kuwaasi laga hirgelinayo magaalada Garoowe.
 
Wadooyinkan uu maanta dhagax dhigay Madaxweyne Deni ayaa kala ah Wadada Necsom, Towfiiq, Injida , Jidka 30-ka iyo Wadajir, Waxaana tani qeyb ka tahay qorshaha horumarinta magaalooyinka Puntland.
 
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa sheegay in maamulkiisa gacan ka geesanayo dhismaha wadooyinka iyo goobaha kale ee muhiimka ah, waxa uuna xusay in dhismaha wadooyinka qeyb ka qaadanayaan bilicda magaalooyinka.
 
Wadooyinkan laga dhisayo magaalada Garawe ayaa muhiim u ah isku socodka dadka iyo gaadiidka, waxaana maamulka Puntland horey laami u saareen qaar kamid ah wadooyinka dhax mara magaalada Garawe.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Ciidamada Kenya oo saakay isaga baxay Deegaan Istaraatiiji ah iyo Al Shabaab oo la wareegtay

Cabdi Cade

Khasaaraha dhimasho ee Weerar toorey loo adeegsaday ee ka dhacay Sydney oo kordhay

Cabdi Cade

Madaxweyne Farmaajo oo Warqadaha aqoonsiga ka gudoomay Danjire Virander Kumar (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---