Allbanaadir.com
MUQDISHO

Baarlamaanka Denmark oo ansixiyey sharci ka nixiyey dadka Magangelyo doonka ah

Baarlamanka Denmark ayaa ansixiyey sharci waaxda socdaalka u oggolaanaya inay dalalkooda u musaafurin karto dadka magangelyo-doonka ee ku sugan dalkooda, kuwaasoo ka yimid waddamada ka baxsan Yurub.

Hay’adaha u dooda dadka qaxootiga ah iyo kuwa Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqay in Copenhagen ay laasho xeerarkaas.

Xeerkan waxaa riixayey xisbiga diidan dadaka magangaliyo doonka ah Megen ee ay hoggaamiso Ra’isul Wasaaraha dadlkaas Mette Frederiksen.

70 Xildhibaan ayaa sharcigan u codeeyey, halka ay diideen 24 xildhibaan Khamiistii.

Sharcigan ayaa saameynaya ajaaniibta magangelyo doonka ah ee ku sugan dalkaas oo ay ku jiraan Soomaalida.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

(Sawirro) Madaxweyne Geelle & Marwadiisa oo qaatay talaalka cusub ee COVID-19

Caydiid Ali

DEG DEG: Dowlada Somalia oo taageero Siyaasadeed u muujisay waddanka Shiinaha

Caydiid Ali

Madaxweyne Xasan Sheekh oo bixinaya kharashka ku baxaya qaadista Imtixaanka Dugsiga sare

Cabdi Cade
Taboola Ads ---