Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Maxkamada ICJ: Geerida James Crawford saameyn kuma yeelaneyso dacwada badda

Maxkamadda Cadaaladda Caalmiga ah ee ICJ ayaa sheegtay in geerida ku timid James Richard Crawford, oo ka mid ahaa garsoorayaashii dhagaystay dacwadii badda ee u dhaxeeysay Somaaliya iyo Kenya aanay wax saamayn ah ku yeelan doonin natiijada kiiska dacwadda.

Go’aanka maxkamadda waxaa lagu gaaraa qaraarada ay inta badan garsoorayaashu ka qaataan kiis walba oo ay dhagaystaan, ayaa lagu yiri qoraalka maxkamadda.

Garsoorahaan geeriyooday oo dhalashadiisu Australian ahayd ayaa waxaa uu dhashay 1948dii, waxaana mudada shaqadiisu dhamaan lahayd 2024 ta.

Crawford ayaa ka mid ahaa 15-ka garsoore ee dhageystay kiiska badda Soomaaliya ee Kenya sheeganeyso iney leedahay.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Cudur dilaa ah oo ka dilaacay dalal ku yaalla Qaaradda Afrika iyo Soomaaliya oo..

Caydiid Ali

Nin si arxan daro ah loo dilay kadib markii uu iibsaday Faras  (Daawo Sawirro)

Cabdi Cade

Xaaskkii Sheekh Aboud Rogo oo lagu xukumay 10-Sano oo Xabsi ah (Daawo Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---