Allbanaadir.com
NEWS

Akhriso Magacyada Masuuliyiinta Khudbadaha ka jeedin doona Xiritaanka Shirka Afisiyooni

Waxaa maanta oo khamiis lagu wadaa in teendhada Afisiyooni ee magaalada Muqdisho lagu qabto munaasabad balaaran oo lagu soo xirayo shirka Wadatashiga Qaran ee maalmahan Muqdisho uga socday dowlada federaalka iyo kuwa Dowlad goboleedyada.

Munaasabada xiritaanka shirka wadatashiga Qaran waxaa ka qeyb galaya Madaxweynaha Soomaaliya , Gudoomiyaha Golaha Shacabka,waxaa sidoo kale munaasabada lagu casuumay Midowga Musharaxiinta iyo bulshada rayidka .

Jadwalka hadal jeydinta munaasabada xiritaanka shirka wadatashiga Qaran oo lasoo bandhigay ayaa waxaa qeyb ku yeelan doona hadal jeedinta munaasabada midowga Musharaxiinta mucaaradka, waxaana munaasabada soo xiri doona Madaxweyne Farmaajo.

Halkan ka Akhriso Jadwalka hadal jeydinta Munaasabada Xiritaanka Shirka 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Madaxweynaha dowlad goboleedkii 3aad oo Muqdisho soo gaaray (Sawirro)

Caydiid Ali

Guddoomiyaha golaha shacabka oo arrimo muhiim ah kala hadlay James Swan (Sawirro)

Cabdi Cade

Markab ku gubanaya Badda Cas oo loo ogolaaday in loo gurmado

Cabdi Cade
Taboola Ads ---