Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Ahmed Mohamed Islaam, ayaa Magaacabay xubnaha Cusub ee Golaha Wasiirada Jubaland kuwaas oo laga sugayey Muddo badan.
Liiska Cusub ee Wasiirada waxaa kasoo dhex muqday Siyaasiyiin culus oo Mucaarad ku ahaa Madaxwayne Madoowe Waxaana laga xusi karaa C/naasir Seeraar Iyo kuwa kale
Sidoo kale Wasiirada cusub ee Jubaland waxaa ku Jira Gen. Maxamed Warsame Darwiish iyo Maxamed Ibraahin Oogle iyo Maxamed Cabdi Qaliil.
Haddaba warbaahinta Allbanaadir Online ayaa heshay Liiska Wasiirada, Halkan hoose Ka Akhriso:-