Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Wasaaradda Waxbarashada Somalia oo u digtay 20 ka mid ah Jaamacadaha dalka

Wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka somalia ayaa ku wargelisay Jaamacadaha ku xusan qoraalka hoose inay la xiriraan Gudiga tacliinta qaran si loo dhameystiro habraaca diiwaangalineed ee aqoonsiga Jaamacadaha

Jaamacadahan ayaa horay loola xiriiray tiro 4 jeer oo ay ka soo jawaabi waayeen, iyadoo wararku sheegayaan iney diidan yihiin in baaritaan lagu sameeyo tayadooda Waxbarasho.

“Waxaan u sheegeynaa Jaamacadaha magacyadooda liiska ku qoran yihiin inay tahay fursadii ugu dambeysay ee ay heystaan kuna imaadaan sida ugu deg dega badan xarunta dhexe ee gudigga Qaranka Tacliinta sare uu ku leeyahay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare” ayaa lagu yiri qoraalka

HOOS KA AKHRISWO QORAALKA WASAARADA

Related posts

Muxuu yahay ujeedka safarka Guddoonka labada aqal ugu ambabaxeen Turkiga?

Caydiid Ali

Boqortooyada Sacuudiga oo maanta laga daawanayo filimka Black Panther

Cabdi Cade

Rooble oo Caawa kulan Deg deg ah la qaatay Taliyaasha Ciidamada iyo Muudey (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---