Allbanaadir.com
NEWS

Soomaali Badan oo Saacadihii lasoo dhaafay lagu dilay Cape Town (Sawirro+Magacyada)

Maalmihii La soo Dhaafay Waxaa Lagu Dilay Dalkaan Koonfur Afrika Gaar Ahaan Magaalada Cape Town 6 Qof oo Soomaali ah Kadib Ugaarsi iyo aargudasho Laba Koox oo Gaangiistaro South African ah u dhaxeeya gudaha Cape Town,
Kooxaha oo loolan u dhexeeya ayaa isku qilaafay lacago baad ah oo aad u badan ay ka qaadan ganacsiyada Ajaanibta taasi ayaa keentay in isku dhac dhaxmaray ay galaafatay nolasha dad Gaaraya 13 oo 5 kamid ah Soomaali ahayeen halka inta kale ay South African ahayeen
Hadaba halkan ka akhriso magacyada 6 Soomaali Ah ee la dilay 
1⃣Axmed Eybakar Cumar,Gobe Ranboow
2⃣ Ismaaciil, Weydow Cumar sheikh
3⃣cabdi,Fitaax Xasan Nuur,
4⃣ Macalin Ibraahim Qaliiif,
5⃣ Cabdulqaadir CumarCali,Biibaaaye,
6⃣ Axmed Geestiir Axmed Timan, Jilac,
Ugu dambeeyntii Booliska magalada Cape Town ayaa gacanta ku dhigay 11 Qof oo looga shakisanyahay in ay ku lug lahayeen Toogashadii Ka Dhacday Deegaanka Khayelitsha
Omar Kiyow 
Johannesburg South Africa 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Wasiir ku baaqay in Nukliyeer lagu dhufto Qasa iyo Madaxda Yahuuda qaar oo diiday

Cabdi Cade

Maxaan u siin la’nahay Mudnaanta uu naga mudan yahay Diplomaasi Abuukar Mohamed Abdi (Boston) ? !

admin

Madaxweyne Xassan shiikh oo tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan Gorgor (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---